(Daawo Sawirro) Koox ka tirsan Al-Shabaab oo ku dhintay qarax ay aasayeen

Saraakiisha Ciidanka Kenya ee gobolka Lamu ayaa sheegay in afar ka mid ahaa Al-Shabaab ay ku dhinteen shalay qarax markii ay la kacday Miino ay iyagu aasayeen. Sida uu sheegay Guddoomiyaha Gobolka Lamu, ahna madaxa howlgalka Keymaha Boni Joseph Kanyiri, Saddex ka mid ahaa Al-Shabaab ayaa isla goobta ku dhintay, halka Ninka Afaraadna meydkiisa laga … Continue reading (Daawo Sawirro) Koox ka tirsan Al-Shabaab oo ku dhintay qarax ay aasayeen